ilmadow
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Qof tabar yar oo taakulo u baahan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmadow

gibilmadow [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dadka midabkiisu madow yaha.

ilmadownimo [m.dh]
Ilmadow ahaansho (qof).

shiilmadow [m.l]
ld shiilamadow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg