ilmaggaleen
(m.l) (-nno, m.dh)

(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmaggaleen

min [m.l] (-nan, m.l)
1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

rimmay [m.l] (-yo, m.dh)
Ilmaggaleen; min.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg