ilmarrogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmarrogo

ilmarrogasho [m.f.dh]
eeg ilmarrogo. ld ilmarrogad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg