ilmasid
(m.l) (-dyo, m.dh)

ld ilmasideen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmasid

uuryaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo. 2. (-llo, m.dh) Uurjiif. 3. Wax indhuhu aanay qaban karin.

faraati [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afkiisa (minka).

faraatikeen [m.l]
Keenidda ilmasidka geelu foodda soo muujiyo.

ilmaside [m.l]
ld ilmasideen.

ilmasideen [m.l] (-nno, m.dh)
Ilmaggaleen. ld ilmasid, ilmaside.

min [m.l] (-nan, m.l)
1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg