ilmaside
(m.l)

ld ilmasideen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmaside

ilmasid [m.l] (-dyo, m.dh)
ld ilmasideen.

ilmasideen [m.l] (-nno, m.dh)
Ilmaggaleen. ld ilmasid, ilmaside.

min [m.l] (-nan, m.l)
1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg