ilmee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Ilmo iska keenid. 2. Beydad faal badin. 3. Caruurr iska dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmee

daado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

ilgal [m.l]
1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2. I. ah: qof firfircoon.

ilmayn [m.f.dh]
eeg ilmee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg