ilmiliqsi
(m.l)

ld ilbiriqsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmiliqsi

ilbiriqsi [m.l] (-iyo, m.dh)
Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg