ilmirigle
(m.l)

1. I. ah: qof miskiinnimo aad ah ka muuqato. 2. ld ilmirigleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmirigle

ilmiriglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.

ilmirigleyn [m.f.dh]
eeg ilmiriglee. ld ilmirigle (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg