ilmiriglee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilmiriglee

ilmirigleyn [m.f.dh]
eeg ilmiriglee. ld ilmirigle (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg