iloodi
(m.l)

Qof basar badan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iloodi

daahiyad [m.dh]
1. Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.

xiloodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Naag xodxodasho. 2. Qof cayr ah kaalmo ka doonid.

xiloodin [m.f.dh]
eeg xiloodi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg