ilqabato
(m.dh)

1. ld ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita. 2. I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilqabato

buntuq [m.l] (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)
Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.

ilqabad [m.l]
ld ilqabato (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg