indhakuul
(m.dh)

Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.

indhakuul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uulay, -uushay)

Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhakuul

indhakuulad [m.l]
ld indhakuulasho.

indhakuulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax indhakuul marsaday ahaansho (cid).

indhakuulasho [m.f.dh]
eeg indhakuulo. ld indhakuulad.

indhakuulid [m.f.dh]
eeg indhakuul².

indhakuulnaan [m.f.dh]
eeg indhakuulan. ld indhakuulnaansho.

indhakuulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld indhakuul-naan.

indhakuulo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uushay, -uulatay)
indhakuul marsasho (cid).

kuulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Qof wax indhakuul marsadey ahaansho. 2. Indhaha agagaarkooda madow ku leh ahaansho (sac iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg