ishin
(m.l)

1. ld ishkin. 2. Ugaarta waaweyn, gaanni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ishin

bishin [m.dh] (-no, m.l)
ld burshin.

gaanni [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Yaxaas lab oo dilaa ah. 2. Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.

ishkin [m.l] (-nno, m.dh)
Geela iyo lo'da (xoolo). ld ishin (1), isjin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg