ishkin
(m.l) (-nno, m.dh)

Geela iyo lo'da (xoolo). ld ishin (1), isjin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ishkin

galoof [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.

garabweyn [m.dh]
Neef ishkin ah oo rimay la'aan ku dhaafay da'dii ay rimi lahay.

ishin [m.l]
1. ld ishkin. 2. Ugaarta waaweyn, gaanni.

isjin [m.dh] (-nno, m.dh)
ld ishkin.

maxan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: neef ishkin ah, aad u buuran oo aan dhalin.

miin [m.l] (-nan, m.l)
Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§).

nuun [m.l]
1. Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga. 2. ld na'.

shaaraq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: Qalidda neef ishkin ah la qalo waqti abaar ah si hilibkiisa looga ganacsado.

shaaraq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Neef ishkin ah, waqti abaar ah qalasho si hilibkiisa looga ganacsado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg