iskahorimaad
(m.l)

1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo. 2. Isburin.

iskahorimaad
(m.l)

Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskahorimaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg