iskool
(m.l) (-llo, m.dh/-laad, m.l)Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi. ld iskuul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskool ↴
dugsi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Meel duggaal ah. 2. Meel wax lagu barto. ld iskool, iskuul.
iskuul [m.l]
ld iskool.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg