isku-aad
(m.l)

Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad¹.

isku-aad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Laba walxood iwm isku abbaarmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-aad

isku-aaddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la isku aaddiyay ahaansho.

isku-aaddanaan [m.f.dh]
eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho.

isku-aaddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isku-aadda-naan.

isku-aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.

isku-aaddin [m.f.dh]
eeg isku-aaddi.

isku-aadid [m.f.dh]
eeg isku-aad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg