isku-aaddan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la isku aaddiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-aaddan

isku-aaddanaan [m.f.dh]
eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho.

isku-aaddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isku-aadda-naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg