isku-aadid
(m.f.dh)

eeg isku-aad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-aadid

isku-aad [m.l]
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad¹.

isku-aad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Laba walxood iwm isku abbaarmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg