isku-cadaadis
(m.l)

(fiis.) Xariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha ama meelaha cadaadiskooda gibileed uu isku mid yahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-cadaadis

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg