isku-dubbaridid
(m.f.dh)

eeg isku-dubbarid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-dubbaridid ↴

dhismo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Farsamada iyo habka wax loo dhiso. 2. (-ooyin, m.l) Wax dhisan sida guri, xafiis iwm. 3. Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso. 4. Isku-dubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.

isku-dubbarid [m.l]
Agaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

isku-dubbarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid hawl si wanaagsan u agaasimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg