iskudaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)

Cid maankeedu is dhintay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskudaran

iskudarmid [m.f.dh]
eeg iskudaran.

qandho-tifow [m.dh]
(daaw.) Cudur la isqaadsiyo oo ku dhaca xubnaha qaybta dheefshiidka, waxaana keena baktiiriyada “salmonella typhi”. Astaamo: itaaldarro, qandho badan, finan ka soo baxa laabta iyo jirka ka hooseeya, qarqaryo, dhidid iyo halaamacood lafaha iyo beeryarada (xaaladaha daran) dhiigbax ka yimid xiidmaha oo dalooshama, iskudaran. Waxaa laga qaadaa cunno ama biyo uu gaaray saxaro qof qaba cudurka ama qof sida jeermigiisa oo aan bukin (carriers).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg