iskuddaran
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

I. ah: qof waayeelnimo awgeed garaadkiis isdhimay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskuddaran

iskuddar [m.l]
1. Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay. 2. Isugeynta xisaab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg