iskuddubbadhac
(m.l)

1. I. ah: wax si nidaam leh oo aan kala go'layahan u socda.

iskuddubbadhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Wax si nidaam leh u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskuddubbadhac

iskuddubbadhacmo [m.dh]
ld iskuddub-badhac¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg