iskudheg-bu'eed
(m.l)

(kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu'atameedyada fudud, ayna samaysanto bu'atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskudheg-bu'eed

iskudheg-bu'eed [m.l]
(kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu'atameedyada fudud, ayna samaysanto bu'atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg