iskujoog
(m.l)

Lebis dhan oo hal mar la isu qaadan karo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskujoog

qalfoof [m.l] (-fyo, m.dh)
Oogada nafleyda ee riciraha leh, iskujoogga lafahooda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg