iskushub
(m.l)

1. I. ah: derin ama harar la xiddeeyey. 2. Laba lammaanood oo goroyo ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskushub

gargoorre [m.l]
1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Magac meel ku yaal Iskushuban u dho.

iskushuban [m.dh]
Magaalo ku taala gobolka Bari ee Soomaaliya.

iskushuban [m.dh]
haduu shuban ku qabto sidiisa kusii dee haba celinin!

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg