iskutallaab
(m.dh) (-bo, m.l)

Calaamad ka kooban laba xariiqood oo dhexda si qumaati ah isaga goya; laanqayr. ld istallaab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskutallaab

istallaab [m.dh] (-bo, m.l)
ld iskutallaab.

macatab [m.l] (-byo, m.dh)
(dii.) Shay qaab iskutallaab leh oo dadka kiristaanka ah astaan diineed u ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg