iskuul
(m.l)

ld iskool.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskuul

dugsi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Meel duggaal ah. 2. Meel wax lagu barto. ld iskool, iskuul.

iskool [m.l] (-llo, m.dh/-laad, m.l)
Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi. ld iskuul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg