iskuxireyaal
(m.dh)

(nax.) Curiyeyaal hawshoodu tahay in ay isku xiriiriyaan ereyada hadalka, waxayna u kala baxaan labo koox: “xiriiriyeyaal” iyo “horyaa- layaal”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskuxireyaal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg