islaaw
(m.l) (-wyo, m.dh)

Qof ka dhashay qoyska boqran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh islaaw

islaawnnimo [m.dh]
Islaaw ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg