islaax
(m.l)

Nabad, wanaag.

islaax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Meel nabad ka dhalasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh islaax

islaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meel nabad ka dhalin.

islaaxid [m.f.dh]
eeg islaax².

islaaxin [m.f.dh]
eeg islaaxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg