isle'ekaan
(m.f.dh)

eeg isle'eg². ld isle'ekaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isle'ekaan

isle'eg [m.dh] (-gyo, m.dh)
(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed, taas oo, labada tibaxood la isugu xiro astaanta isle'ekaanshaha (=), sida y = 3x, (x + y)2 = x2 + 2xy + y2.

isle'ekaan [m.f.dh]
eeg isle'eg². ld isle'ekaansho.

isle'ekaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isle'ekaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg