islisid
(m.f.dh)

eeg islis³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh islisid

islis [m.l]
Is xoqid xoog leh oo laba shey ka dhex dhaca.

islis [m.l]
(fiis.) Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.

islis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Is xoqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg