ismaalaakadeed
(m.l)

Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.

ismaalaakadeed
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaalaakadeed ↴

ismaalaakadeedid [m.f.dh]
eeg ismaakaa-kadeed².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg