ismaalaakadeedid
(m.f.dh)

eeg ismaakaa-kadeed².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaalaakadeedid ↴

ismaalaakadeed [m.l]
Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.

ismaalaakadeed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Hadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg