ismaandhaaf
(m.l)

Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.

ismaandhaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaandhaaf

ikhtilaaf [m.l]
Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.

ismaandhaafid [m.f.dh]
eeg ismaandhaaf².

kalabbood [m.l]
Khilaaf; ismaandhaaf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg