ismaandhaafid
(m.f.dh)

eeg ismaandhaaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaandhaafid ↴

ismaandhaaf [m.l]
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.

ismaandhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg