ismaldhikhi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Xarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaldhikhi ↴
ismaldhikhin [m.f.dh]
eeg ismaldhikhi. ld ismaldhikhis.
ismaldhikhis [m.l]
ld ismaldhikhin.
ismaldhikhiye [m.l] (-yaal, m.l)
Qof xarrago, jiljileec uusan lahayn iska doondoona.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg