ismaldhikhiye
(m.l) (-yaal, m.l)

Qof xarrago, jiljileec uusan lahayn iska doondoona.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaldhikhiye

ismaldhikhi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg