ismar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Caro darteed wax la kala garan waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismar

ismarid [m.f.dh]
eeg ismar.

ismaris [m.l]
Rooti subag iyo macmacaan dhexda looga tiray.

ismaro [m.dh]
Caro fudud oo qof yeesho. ld ismaryo.

ismaryo [m.dh]
ld ismaro.

qori-ismaris [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-syo, m.dh)
Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg