ismarid
(m.f.dh)

eeg ismar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismarid

ismar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Caro darteed wax la kala garan waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg