ismaris
(m.l)

Rooti subag iyo macmacaan dhexda looga tiray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismaris

qori-ismaris [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-syo, m.dh)
Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir).

ismar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Caro darteed wax la kala garan waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg