ismoodsii
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

1. (f.g) Wax is gudbin. 2. (f.mg) Wax, wax kale maleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismoodsii

ismoodsiin [m.f.dh]
eeg ismoodsii. ld is-moodsiis.

ismoodsiis [m.l]
ld ismoodsiin.

khatalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg