ismoogeysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax la garanyo is-illowsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismoogeysii

dhegeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid. 2. Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

isdhegammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.

isdoqondiidsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Dhibaato jirta ismoogeysiin.

ismoogeysiin [m.f.dh]
eeg ismoogeysii. ld ismogeysiis.

ismoogeysiis [m.l]
1. Wariiri. 2. ld ismoo-geysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg