ismoogeysiin
(m.f.dh)

eeg ismoogeysii. ld ismogeysiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismoogeysiin

dhegeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid. 2. Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

isdhegammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la diiddanyahay maqalkiisa ismoogeysiin.

isdoqondiidsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Dhibaato jirta ismoogeysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg