ismutuxid
(m.f.dh)

eeg ismutux. ld ismu-tuxis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismutuxid

ismutuxis [m.l]
ld ismutuxid.

ismutux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg