ismutuxin
(m.f.dh)

eeg ismutuxi. ld ismu-tuxis¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ismutuxin

ismutuxis [m.l]
ld ismutuxin.

ismutux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg