isniin
(m.dh)

Maalinta u dhexeysa axadda iyo talaadada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isniin

axad [m.dh]
Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo u dhexeeysa sabtida iyo isniinta.

dhisniin [m.l]
ld dhisid.

talaado [m.dh]
Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg