israacis
(m.l)

ld israacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh israacis

israacin [m.f.dh]
eeg israaci. ld israacis.

israac [m.l] (-cyo, m.dh)
Isutagga laba ummadood iwm ay yeeshaan iyagoo maamul siyaasadeed oo isku mid ah wadaaga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg